Content-Length: 92971 | pFad | https://so.wikipedia.org/wiki/Dhabar

Dhabar - Wikipedia Jump to content

Dhabar

Ka Wikipedia
Dhabarka

Dhabar, Dhabarka Dadka (Af Ingiriis : Human back; Af Carabi : ar‎) waa qaab-dhismeedka waaxda dambe ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Dhabarku waa xubno balaadhan oo is-heysta isla markaana si buuxda u wada shaqeeynaya. Sidoo kale dhabarku wuxuu ka samaysan yahay jiidh, muruqyo iyo seedo kuwaasi oo ku daboolan lafaha feedhaha. Guud ahaan, jidhka bani-adamku wuxuu ka samaysan yahay madax, qoor, ubuc (waa lakabka dhexe ee jidhka oo ka kooban laab, calool iyo wixii ku dhex jira), labo gacmood iyo labo lugood.


Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:








ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Dhabar

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy