Content-Length: 168934 | pFad | http://so.wikipedia.org/wiki/Eswatini

Eswatini - Wikipedia Jump to content

Eswatini

Ka Wikipedia
Swasiland
Swasiland

Eswatini ama Boqortooyada Eswatini waa wadan yar oo ku yaalo koonfurta hoose ee qaarada Afrika. wadankaan wax xeeb ah badda kuma lahan, waxoo u dhaxeeyaa wadamada Koonfur Afrika iyo Musanbiig. Wadankaan waxaa loogu magacdaray qoomiyad bantu ah oo la dhoho "Swasi". Magaalo madaxda wadanka waxaa ladhahaa Mababane. Wadankaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 1,104,479 oo qof. sida la sheegaayo Swasiland waa wadanka ugu nolol yar, marka la fiiriyo dadka badankooda inta sano ee ku dhimanaayaan.Dadka degan Swasiland badankood waa beeroleey ama reer baadiye, dhaqaalaha wadanka waxoo ku tiirsanyahay dalka Koonfur afrika. Swasiland waxaa xukumo boqortooyo.









ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: http://so.wikipedia.org/wiki/Eswatini

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy