Content-Length: 107527 | pFad | https://so.wikipedia.org/wiki/Dowladaha_baldiiqa

Dowladaha baldiiqa - Wikipedia Jump to content

Dowladaha baldiiqa

Ka Wikipedia
sadexda dowlad ee baltiiqa

Dowladaha Baldiiqa (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : The Baltic states) waa magac loo yaqaan sadex dowlad oo ka mida wadamada yurub, oo kala ah Estoniya[1], Latfia[2] iyo  Lithuania[3], hore waxaa uga mid ahaa finland hase yeeshee way ka baxday,

dowladaha baldiiqa ayaa saaran bada baldiiqa oo ah qayb ka mida bada woqooyi, magaca dowladahaas ayaa waxaa keenay badaas baldiiqa oo loogu magac daray,

 sidoo kale eg

[wax ka badal | wax ka badal xogta]








ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Dowladaha_baldiiqa

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy