Jump to content

Kung fu

Ka Wikipedia
sawir qadiima oo muujinaya ciyaarta kung fu

Kung fu (功夫) waa dagaalka Shiinaha. Nuuca laadka iyo Feedhka. Barashada Kung fu waxee qaadataa waqti dheer, waana barasho aad u adag, waxeena ku tusi kartaa, xooga oo jirka biniaadanka leeyahay. Kung fu waxaa aad loogu yaqaanaa, wadamada Shiinaha, Jabaan ama Tayland.

Taariikhda Ciyaarta

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa lasheegaa in Ciyaarta maba qaabdagaalka Kunfu uu soo jiray in kabadan 1500 oo sano. Xiligii wadanka Shiinaha ay kajireen dagaaladii sokeeye. Xilagaas oo wadanka Shiinuhu uu kala qaybsanaa. Unakala qaybasanaa laba qaybood oo kala ah Koonfur iyo waqooyi.xiligaas waxaa wadanka Shiinaha yimi hindi buudiyiin ah oo aad iyo aad utiro badan. Waxaanay ahayd xiligii diinta buudigu ay aadka u fidaysay. Markaas ayay hano qaaday ciyaarta kung fu.[1]

  1. “Seek Peace and Pursue It”
pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy