Jump to content

Maatar

Ka Wikipedia
Dhagax wuxuu ka mid yahay Adkeha
Biyo waxay ka mid yihiin Dareereha


Walax (ingiriis:Matter) waa waxii mug leh meel marrana buuxin kara.

Marka laga dhigayo jamac (plural) ereyga walax waxaa loo qoraa ama akhriyaa Walxo.

Koonkan aynu ku noolnahay waxa u ka kooban yahay walxo isku xidhan, haddii aad fiiriso agagaarkaaaga shay walba waa walax.

Qeeybaha Walxaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Walxaha waxaa loo qeybiyaa 3 qeybood oo kala ah Adke (solid), Dareere (liquid), iyo Neef ama Hawo (air).

Barashada Walaxda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cilmiga loo yaqaan Kimisteri ayaa si fiican u sharaxa walxaha iyo dhamaan wixii la xidhiidha.

Kimisterigu waa barashada maatarka iyo sida uu isu bedbedalo, kimistarigu waa barashada walxaha iyo isbedelkooda.

Walax waa wixii aan tamar ahayn, koonkan waxauu ka kooban yahay tamar iyo maatar, tamarta waxaa kamida ileyska, kulka, korontoda Birlabta IWM.



pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy