Jump to content

Majaajilo

Ka Wikipedia
Charlie Chaplin waa nin ku caan ah filimaanta majaajilada ah.

Majaajilo (Af Ingiriis : comedy; Af Carabi : ar‎) waa bandhig faneed iskugu jira qosol, shactiro, madadaalo, sheeko iyo ruwaayadeyn, kaasi oo loogu talogalay in lagu madadaaliyo dad. Majaajilada waxaa lagu soo bandhiga meel masrax ah, filim la qabtey, cod la duubay iyo qaabab kaleqaar kale.

Guud ahaan waxaa majaajilada waxaa marka hore alifa abwaan, halabuur ama qof asaga laftiisu majaajileyste ah, ka dib waa la qoraa, waxaana lagu daraa sheekooyin, muusig, iyo majaajilo ilaa ugu dambeynta loo dhiibo fanaaniin iyo jilaa soo bandhiga ruwaayadaas.

Taariikh

Majaajilada, ruwaayadaha iyo guud ahaan Suugaanta waxaa tan iyo wakhti hore loo samayn jiray si habsami iyo halabuur leh. Majaajiladu waxaa lagu daraa ruwaayadaha Af Soomaaliga waxayna bilaabmeen badhtamihii qarnigii 20aad.

Majaajilo iyo Ruwaayadaha Caanka

  • Shabeel Naagood
  • If iyo AakhiroAakhiro
  • Habloyahow Hadmaad Gursan doontaan?
  • Romeo and Juliet (ruwaayada ugu caansan Ingiriis ka)

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy