Lesson 1
Lesson 1
Lesson 1
Adkow FX
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Daily candle Information
IPDA – The Interbank Price Delivery Algorithm. Waa xiliga ay trade kareeyaan madaxyawaynta
suuqa sida e financial institutions iyo banks ka aduunka iwm.
• Candelka maalinka waxaa la tarde kareeya inta u dhaxeesa 8:00AM oo subaxnimo ah illaa
11:00PM oo habeenimo ah.
•
ddwe
Intaas wixii kasoo hadha waxaa loo yaqaan waqtiga dhimashada (dead time).
MARKET STRUCTURE BREAKS
• Maalinkastana ogow waa sadex midkood classic Buy day/sell day, consolidation day iyo NY
reversal.
Daily candle Information
Close candle
• Candelku waxa uu xidhmaa 8:00PM ilaa 10:00PM inta u dhaxeesa, waxaana lo yaqaan London close
session. Waaxana dhaca reversal yar.
•
ddwe
Intaas wixii ka danbeeya 11:00PM ama habeenimo suuqu waxa uu galaa xiliga dhimashada (dead
time).
MARKET STRUCTURE BREAKS
Daily candle Information bearish ah
Continuation day
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Daily candle Information Bearish ah
Continuation day
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Daily candle Information bullish ah
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Daily candle Information Bullish ah
Continuation day.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
NY reversal
London buy ayay ahyd NY waxay ahyd sell.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
NY reversal
London buy ayay ahyd NY waxay ahyd sell.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
NY reversal
London waxay ahyd sell NY waxay ahyd Buy.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Consolidation day
Maalinka suuqu uu suuqu lahayn jiho cayiman waxa uu marna qaadaa H marna Low.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Consolidation day
Maalinka suuqu uusan lahayn jiho cayiman waxa uu marna qaadaa High marna Low.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Juda swing
Waa maxay juda swing?
Waa dhaqaaqa been guurka ah ee suuqu sameesto inta aysan furmin London ama London
dhexdeeda.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Juda swing
Waxaa kale oo loo yaqaan protraction/manipulation.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Waa maxay Opening price
Opening price Waa candelka (8 sideeda) subaxnimo furma xiliga somaliya.
Suuqa hadad doonayso inaad sell garayso waa in aad openin price korkiisa kaso sell
garayso.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Opening price
Waa candelka sideeda subaxnimo furma in korkiisa laga soo trade kareeyo haduu suuqu yahay sell,
ama hoostiisa laga soo tarde kareeyo haduu suuqu yahay buy.
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Opening price
suuqa hadad doonayso inaad BUY garayso waa in aad openin price Hoostiisa kaso
Buy garaysaa
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Opening price
Waa candelka 8 sideeda subaxnimo furma in korkiisa lga soo trade kareeyo haduu suuqu
yahay sell ama hoostiisa laga soo tarde kareeyo haduu suuqu yahay buy
ddwe
MARKET STRUCTURE BREAKS
Lesson 1: Waxa muhiim ah:
• Daily candle info
• Juda swing
• Opening price
ICT
Adkow FX