Jump to content

Eoarkeyaan

Ka Wikipedia

Eoarkeyaan (en: Eoarchean) waa xilligii ugu horreeyay ee juquraafi ee eonka Arkeyaan oo bilaabmay 4 bilyan sano kahor, oo dhammaaday 3.6 bilyan oo sano kahor.[1] Kahor intaanay Hadeyaan ahaan waxaa raacay Balyuuarkeyaan.

Eoarkeyaan waa xilliga ugu horreeya ee cilmiga juquraafiga kadib adkeynta qolofta Dhulka. Asalka abiotig-ga ee nolosha (abiogenesis) waxa lagu taariikheeyay daaqad wakhti laga bilaabo 4 ilaa 3.6 bilyan sano ka hor markaas oo qiyamka cadaadiska jawigu u dhexeeyay c.100 ilaa 10 bar.[2][3][4]

  1. http://www.stratigraphy.org/ICSchart/ChronostratChart2013-01.pdf
  2. Mulkidjanian, A. Y. Biol. Direct. 4: 26. PMC 3152778free to read. PMID 19703272. doi:10.1186/1745-6150-4-26 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3152778.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Proc. Natl. Acad. Sci. USA. 109 (14): E821–E830. Bibcode:2012PNAS..109E.821M. PMC 3325685free to read. PMID 22331915. doi:10.1073/pnas.1117774109 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3325685.  Barameter aan la aqoon |doi-access= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Mulkidjanian, A. Y. In R. Egel, D.-H. Lankenau, and A. Y. Mulkidjanian (Ed.), Origins of Life: The Primal Self-Organization. Springer Verlag, Heidelberg.(book): 3–33.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy