9 (tiro)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Sagaal)
Sagaal (ingiriis: Nine) waa tiro xisaabta ka mid ah oo u qoranta 9 taas oo ah godka tobanaad ee tiroda.
Tiroda sagaal waa lambarka tobanaad ee guud ahaan tirada, waxaana ka horeeya eber, kow, labo, sadex, afar, shan, lix, todoba iyo sideed.
Sidoo kale waxay ka tirsan tahay godka tirada ee Hal-godleey.
| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | sagaal | |||
Ordinal | 9aad (sagaalaad) | |||
Isirayn | 32 | |||
Tiro roman | IX | |||
Labaale | 10012 | |||
Saddexaale | 1003 | |||
Afaraale | 214 | |||
Shanaale | 145 | |||
Senary | 136 | |||
Octal | 118 | |||
Laba iyo tobanaale | 912 | |||
Tobanaale | 916 | |||
Vigesimal | 920 | |||
Sal 36 | 936 |
9 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka sagaal. Tirada lambar 9 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.
Liiska Tirada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qoraalo La Mid Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Aasaaska Tiro
- Aasaaska Xisaabta
- Lambar
- Tiro
- Jajab
- Iskugeyn
- Iskudhufasho
- Kalagoyn
- Iskuqeybin
- Dhaban
- Kinsi
- 10ka Lambar ee u Horeeya Xisaabta
- Xisaab